Cumar C/rashiid: “Siyaasiyiinta Puntland waa iney dhexdhexaad ka noqdaan xiisada Boosaaso”

Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Cumar Cabdirishiid Cali Sharmaarke ayaa siyaasiyiinta Puntland ugu baaqay inay dhexdhexaad ka noqdaan xiisadda ka taagan magaalada Boosaaso. Cumar Cabdirshiid oo qoraal kooban ku daabacay boggiisa Twitterka ayaa sheegay in Isimada gobolka looga dambeeyo xalka xiisadda ka taagan Boosaaso ee u dhaxeysa Maamulka Puntland iyo Ciidanka PSF. “Wafdigii isimada ee … Continue reading Cumar C/rashiid: “Siyaasiyiinta Puntland waa iney dhexdhexaad ka noqdaan xiisada Boosaaso”